Macluumaad
Weydiiso turjubaan
Waxaad xaq u leedahay turjubaan caafimaad oo lacag la'aan ah. Fadlan farta ku fiiq luqadaada. Turjubaan caafimaad baa laguugu yeerayaa ee sug.
Shuruucda Allina Health
Ballan sameyso

Wac rugtaada caafimaad oo balan ka qabso. Rugtaada caafimaad ayaa tilmaameysa in turjubaan loo baahan yahey.

Raadi rug caafimaad oo magaaladaada ku taala.

Macluumaad

Ilaalinta asturnaanka

Marki aan daryeelno caafimaadkaaga waan ku baranaa. Sidii aan u ilaalino astuurtaada waxaan raacanaa xeerar go'an oo ah sidii loo maareyn lahaa macluumaadkaaga caafimaad. Ogeysiiskeena ayaa bixiya faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan xeerarkaas.

Adeegyada turjubaanka

Daryeelka caafimaadkaga iyo amaankaga waxey inoo yihiin muhiim, waxaana rabnaa inaan hubino inaad fahantid qorshaha daryeelkaga.

Adeegyada Turjubaanka ee Allina Health waxay bukaanka uyihiin qarashla'an (free).

Adeegyada gargaarka dhaqaale

Allina Health (Cisbitaalada iyo Kiliinigyada Allina) waxay bixiyaan barnaamijyo qoysaska lagaga gargaarayo sidii loo haqabtiri lahaa baahiyahooda dhaqaale xagga adeegyada daryeelka ee caafimaad ahaan lagama-maarmaanka ah.

Baro adeegyada gargaarka dhaqaale.

Bayaanka macluumaadka tallaalkah

Tallaalka Jadeecada,Qaamo-qashiirta & Rubella (MMR)

Bayaanno macluumaad tallaal oo farabadan ayaa lagu heli karaa luqadaha luqado kaleba.

Ka eeg immunize.org/vis.