Aasaassida waalidnimada
Weydiiso turjubaan
Waxaad xaq u leedahay turjubaan caafimaad oo lacag la'aan ah. Fadlan farta ku fiiq luqadaada. Turjubaan caafimaad baa laguugu yeerayaa ee sug.
Shuruucda Allina Health
Ballan sameyso

Wac rugtaada caafimaad oo balan ka qabso. Rugtaada caafimaad ayaa tilmaameysa in turjubaan loo baahan yahey.

Raadi rug caafimaad oo magaaladaada ku taala.

Aasaassida waalidnimada

Awoodda Labada

English: Power of Two

Fiidiyowgan wuxuu sharaxaa iskaa u aasaassida aabonimada iyo habka loo maro aqoonsiga waalidnimo.

Aqoonsiga waalidnimo ee raaliga laga yahay wuxuu u baneeya waalidiinta aan is qabin ineey dhalaankooda u aasaasaan aabo sharci ah.

Hey'ada Adeegyada Aadanaha ee Minnesota ayaa soo saartay fiidiyow si ay u daawadaan waalidiinta aan is qabin markii ay ka fikiraayaan u aasaassida aabonimada ee dhalaankooda xilliga isbitaalka la joogo.

Akhbaarta meeshaan uqoran waxaa loogu talagaley inay taageerto, maha iney bedasho xiriirka ka dhexeeyabukaanka iyo dhakhtarkiisa ama dhakhtarkeeda.

First Published: 02/21/2013
Last Reviewed: 02/21/2013