Dhalaanka iyo caafimaadka qoyska
Weydiiso turjubaan
Waxaad xaq u leedahay turjubaan caafimaad oo lacag la'aan ah. Fadlan farta ku fiiq luqadaada. Turjubaan caafimaad baa laguugu yeerayaa ee sug.
Shuruucda Allina Health
Ballan sameyso

Wac rugtaada caafimaad oo balan ka qabso. Rugtaada caafimaad ayaa tilmaameysa in turjubaan loo baahan yahey.

Raadi rug caafimaad oo magaaladaada ku taala.

Dhalaanka iyo caafimaadka qoyska

Xanaaneyta dhab kuheys (dhalaanka)

Dhalaan cusub oo ku soo biira qoyskaaga, waxey idiin tahay labadiinaba wakhti barasho. Waxaad u baahantahay xanaaneynta dhalaanka waxaa ka mid akhbaarta quudinta iyo xaalado hubaashii.

Caafimaadka qoyska

Sidaa u yeelatid qoys caafimaad qaba waxaa muhiim ah inaad ka war heysid arrimaha qaarkood oo waxyeeli kara adiga iyo kuwaad jeceshahay

Bayaanka macluumaadka tallaalkah

Tallaalka Jadeecada,Qaamo-qashiirta & Rubella (MMR)

Bayaanno macluumaad tallaal oo farabadan ayaa lagu heli karaa luqadaha luqado kaleba.

Ka eeg immunize.org/vis.

Akhbaarta meeshaan uqoran waxaa loogu talagaley inay taageerto, maha iney bedasho xiriirka ka dhexeeyabukaanka iyo dhakhtarkiisa ama dhakhtarkeeda.