Meesha loo tago daryeel
Weydiiso turjubaan
Waxaad xaq u leedahay turjubaan caafimaad oo lacag la'aan ah. Fadlan farta ku fiiq luqadaada. Turjubaan caafimaad baa laguugu yeerayaa ee sug.
Shuruucda Allina Health
Ballan sameyso

Wac rugtaada caafimaad oo balan ka qabso. Rugtaada caafimaad ayaa tilmaameysa in turjubaan loo baahan yahey.

Raadi rug caafimaad oo magaaladaada ku taala.

Meesha loo tago daryeel

Allina Health waxay heegan u tahay hormarinta caafimaad ee bulshooyinka ku dhaqan Minnesota iyo galbeedka Wisconsin.

Kalinikyadeena, cisbitaaladeena iyo xarumaheena daryeel waxaa kamid ah gargaarka degdega ah, baxnaanida, gadiid caafimaad, farmashiiye iyo guryaha iyo bulshooyinka loo adeego.

Weydii bixiya daryeel caafimaadkaga adeegyada adiga saxa kuu ah.

Goorta la tago xaruntaada caafimaadka ee Allina ama daryeel dhakhso ah

Allina Health Clinic WoodburyXarun caafimaad caadi ahaan waxay bixisaa daryeel ku saabsan dhibaatoyinka soo socda. Haddii xarun caafimaad aan laga heli karin ballan ama dhibaatadu culus tahay, tag goob daryeel dhakhso ah (urgent care). Goobta daryeel dhakhso ah waxa lagu daweeyaa dhammaan dadka ah da' kasta.

Xarun caafimaad ama goob daryeel dhakhso ah oo ah Allina u tag:

dhaawacyada ay ka mid yihiin:

  • jeexitaano ama burbur maqaar
  • murkacasho ama jabitaan laf
  • gubasho
  • dhaawacyo indho ama isbeddelo yaryar oo ah aragga

caabuqyada sida:

  • qandho
  • cune xanuun ama dhego xanuun
  • astaamo hargab ama ifilo
  • caabuqyo neefsasho
  • caabuqyada kaadi-mareenka
  • caabuqyo maqaar

jirrooyinka sida:

  • finan ama alerjiyo
  • dhan-jaf iyo madax-xanuun
  • dhabar xanuun
  • laab xanuun yar (aan lahayn taariikh dhibaato wadne)
  • xanuun ah caloosha, matagid ama shuban

Waa muhiim inaad goobta daryeel dhakhso ah u tagtid dhammaan dhaawacyada, caabuqyada iyo cudurada kale aan aan nafta halis ku haynin.

Goorta la tago qaybta degdegga

Owatonna Hospital Emergency EntrancTag qaybta degdegga ee cisbitaalka kuugu dhow ama isla markiiba wac 911 haddii aad qabtid calaamadaha ama astaamaha xaalad galinaysa nolosha halis, sida:

  • laab xanuun daran
  • dhibaatooyin neefsasho oo daran
  • alerjiyo ama diidmooyim jidh oo daran
  • dhaawacyo madax ama dhabar oo daran
  • dhiigid daran ama matagid aan joogsanayn
  • tabar-dari dhakhso ah ama lumid arag
  • hadlidda oo dhib ah
  • lumid miyir
  • sumow
  • jabid lafo, gubasho ama jeexitaan daran
  • margasho

Dabbaridda ceymiska caafimaadka

Fadlan wac bixiyahaaga caymiska si aad u ogaatid waxa dhabtii la dabbiro iyo waxa aan la dabbirin marka la fiiriyo qorshahaaga, iyo inta lagaa rabo inaad adigu iska bixisid.

I want to talk to you about a very important step you can take to protect your health and help prevent the second leading cause of cancer death in the United States – colorectal cancer.

Colorectal cancer may affect the colon, rectum, or both.

The colon, or large intestine, is a long, muscular tube that removes water from waste and then turns it into stool. The stool goes through the rectum and leaves your body through the anus.

Colorectal cancer occurs in this part of your body when old cells that should die continue to live, and new cells that aren't needed continue to grow and divide – forming cancerous growths that destroy the colon or rectum. Cancer can also spread to other parts of your body.

Colorectal cancer often has no warning signs, but sometimes people have signs including blood in the stool, change in bowel movements – such as constipation or diarrhea, pain in your belly, and a pencil-shaped stool.

If the cancer is found and treated early, about 9 out of 10 people who have colorectal cancer may live for another five years. If the cancer is found late, only about 1 out of 10 people live for five years; the other nine will die.  

Anyone can get colorectal cancer, but certain people are at a higher risk – especially African-American men and women, as well as any man or woman with a family history of colorectal cancer.

It is important to know that colorectal cancer can be treated if it is found early and removed. "Screening" is the process of looking for cancer, or for growths – called polyps – that can turn into cancer. 

It is important to know that colorectal cancer can be prevented. "Screening tests" are used to find cancer. Experts agree that everyone should have a colorectal cancer screening soon after turning 50.

If you are 50 or older, call your doctor to set up a screening appointment.

At your appointment, you will learn about the different screening tests to search for colorectal cancer.

A common screening test is called a colonoscopy – where a flexible tube with a tiny camera is inserted in your colon. The doctor can then see if you have any polyps. Polyps can be removed during this procedure.

To prepare for a colonoscopy, you will need to drink special liquids in your home that will clean your intestine. The liquids will help you have bowel movements to clean your colon before the colonoscopy.

You will also need to fast before your colonoscopy. Your doctor will give you instructions on how to fast.

Before you go to the hospital or clinic, make sure you arrange for a family member or friend to drive you home after the procedure. You will not be allowed to drive or use public transportation after your colonoscopy.

Right before your colonoscopy, your doctor will give you medicine that will make you sleepy and help you be more comfortable during the procedure. A colonoscopy takes less than an hour, but you should plan on being at the facility for about two hours.

Colonoscopies are done once every 10 years. You may need to have the procedure done more often if you have had any polyps.

Another screening test is called a fecal test. This is a common test where you will collect a small stool sample using a kit in the privacy, comfort, and convenience of your own home. The kit you receive comes with a small stick or brush to collect the sample, a small container to place the sample, and an envelope to mail the sample to your doctor. You will not need to touch the stool.

The fecal test is used to search for tiny amounts blood in your stool that may be caused by cancer in your colon or rectum. If blood is found in your stool, you will need more tests.

A fecal test is done once every year.

Both screening tests should be covered by most insurance plans. Check with your insurance provider before getting a screening test to make sure it is covered by your plan.

To prevent colorectal cancer, the most important thing you can do is get screened if you are 50 years of age or older. Make an appointment with your doctor. Colorectal cancer screening has saved many lives, and it could save yours as well.

Faa’iidooyinka ku jira caanaha naaska kaliya oo la siiyo dhalaankaaga (The benefits in giving only breast milk to your baby
Akhbaarta meeshaan uqoran waxaa loogu talagaley inay taageerto, maha iney bedasho xiriirka ka dhexeeyabukaanka iyo dhakhtarkiisa ama dhakhtarkeeda.

Source: Allina Health's Patient Education Department, Kaansarka Mindhicirka iyo Malawadka, can-somali-ah-15433 (1/21)
First Published: 01/15/2015
Last Reviewed: 06/29/2022