Foomamka
Weydiiso turjubaan
Waxaad xaq u leedahay turjubaan caafimaad oo lacag la'aan ah. Fadlan farta ku fiiq luqadaada. Turjubaan caafimaad baa laguugu yeerayaa ee sug.
Shuruucda Allina Health
Ballan sameyso

Wac rugtaada caafimaad oo balan ka qabso. Rugtaada caafimaad ayaa tilmaameysa in turjubaan loo baahan yahey.

Raadi rug caafimaad oo magaaladaada ku taala.

Foomamka

Markii aad dhex martid nidaamka daryeelka caafimaadka, foomamkani waxaa laga yaabaa inay ku anfacaan (wax ku taraan).

Sii daynta macluumaadka caafimaadka

 

Isticmaal foomkan si aad ogolaansho u siisid bixiyeyaasha kale ee daryeelka caafimaadka, si ay u helaan macluumaadkaaga caafimaad.

OGGOLAANSHAHA BIXINTA MACLUUMAAD

Foomamka oggolaansho siinta

Haddii aad u baahantahey talaabooyin caafimaad oo laguu sameeynayo, waxaad u baahan tahay inaad dhameystirtid foom sidan oo kale ah. Si aad u heshid daryeelkaad u baahan tahay.

WARQADDA OGGOLAANSHAHA LEH

WACYIGALIN KU SAABSAN OGOLAASHAHA SUUXIN

Codsiga gargaarka dhaqaale

Barnaamijka Daryeelka ee Allina Health Care ayaa la heli karaa si lagaaga caawiyo inaad bixisid kharashkaagacisbitaalka ama xarunta caafimaadka.

Sida loo codsado

Dardaaranka daryeelka caafimaadka

Dardaaranka daryeelka caafimaad wuxuu bixiyaa macluumaad.

Akhbaarta meeshaan uqoran waxaa loogu talagaley inay taageerto, maha iney bedasho xiriirka ka dhexeeyabukaanka iyo dhakhtarkiisa ama dhakhtarkeeda.